Miisaaniyadda uu ku shaqeenayo maamulka Hirshabelle oo la ansixiyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlaawe Hussein ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha xukuumada Dowladda Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa shirka golaha wasiirada golihiisa uga warbixiyay socdaalkii uu dhowaan ku tahay Magaalada Muqdisho iyo kulamadii kala duwanaa ee uu lasoo qaatay Madaxda ugu sareeyo dalka iyo wakiilada beesha caalamka. Golaha Xukuumadda ayaa cod gacantaaga ku ansixiyay miisaaniyad … Continue reading Miisaaniyadda uu ku shaqeenayo maamulka Hirshabelle oo la ansixiyay (Sawirro)